Madaxtooyada oo kahor timid go’aano ay soo saareen guddigii baarayay kiiska ….

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in go’aano soo saareen guddi saraakiil ah oo loo xil saaray in baaritaan ku sameeyaan hadalkii gefka ahaa uu Ra’isul Wasaaraha dalka ku eedeeyay taliyaha ciidanka badda . Go’aanka kasoo baxay guddiga baarista ayaa la sheegay kahor inta aan la shaacin in ay ka carootay madaxtooyada Soomaaliya … Continue reading Madaxtooyada oo kahor timid go’aano ay soo saareen guddigii baarayay kiiska ….